Daacuunkii camwaas

Daacuunkii Camwaas waa daacuun ka dilaacay dhulka shaam waqtigii Cumar bin khadaab sanadkii 18aad ee hijiriga, kaas oo ay ku la'deen kumanaan ciidanka muslimiinta ka mid ah, waxaa ku jiray dadka ku dhintay Abuu cubeyda hogaamiyihii Shaam iyo mucaad bin jabal, Daacuunka ayaa ka bilaawday Camwaas oo ah tuulo u dhaw Qudus sidaas ayaa loogu bixiyay daacuunkii camwaas[1][2]

  1. البلاذري، أحمد بن يحيى بن جابر. فتوح البلدان، الجزء الأول - صفحة: 165، تحقيق صلاح الدين المنجد - القاهرة (1956-1957).
  2. ابن الأثير، علي بن أحمد بن أبي الكرم. الكامل في التاريخ، الجزء الثاني، صفحة: 558. دار بيروت ودار صادر - بيروت (1967)

© MMXXIII Rich X Search. We shall prevail. All rights reserved. Rich X Search